Deni oo la dardaarmay guddi maanta shaqo bilaabay oo loo xilsaaray..(Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Guddiga SareĀ  ee Warbaahinta Puntland, in ay shaqadooda si madax banaan u qabsadaan, wuxuuna ku dhawaaqay in Dowladdu u fududeynayso guddiga inuu shaqadiisa u qabsado si waafaqsan shuruucda u yaalla. “Guddiga Sare … Continue reading Deni oo la dardaarmay guddi maanta shaqo bilaabay oo loo xilsaaray..(Sawirro)